Banaan bax Rabsahada wata oo goordhaw ka dhacay magaalada Muqdisho

Waxaa goordhaw banaan bax rabshada watay oo ay dhigayeen dad careesan uu ka dhacay inta u dhaxeysa xaafada Haanta Dheer iyo Isgooska Kuliyadda Jaalle Siyaad ee Degmada Dayniile. Banaan baxa waxaa dhigayay dadka shacabka ah ee degan xaafada loo yaqaan Saban Saban kuwaa oo ka cabanayay dagaalo soo noq noqday oo xaafadaasi maalmihii lasoo dhaafay … Continue reading Banaan bax Rabsahada wata oo goordhaw ka dhacay magaalada Muqdisho